July2014
-
Dhageyso M/Kuxigeenka K/Galbeed Maxamed Xasan Fiqi “Waan La Xisaabtami Doonaa Dabadhilifyada La Soo Kireystay Ee Kala Ah: Abukar Mardaadi iyo C/qaadir Siidii”
Jul 31, 2014Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mamed Xasan Fiqi oo Maanta Shir jaraa’id u qabatay Bahda warbhaainta ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arimo fara badan oo ku aadan Dagaalada weli ka soconaya Gobolka shabeelada... -
Dhageyso: Dowlada Puntland Oo Xiriirka U Jartay Dowlada Federaalka kadib Markii ay ku tumatay Dsatuurka Dalka
Jul 31, 2014Madaxweynaha Dowlada Puntland, Cabdiweli Gaas, ayaa caawa sheegay in gebi ahaan ba xiriirkii ay u jareen dowlada federaalka ee Soomaaliya, kadib markii shalay magaalada Muqdisho lagu dhisay maamul goboleed ka kooba Hal Gobol iyo Barr. Puntland... -
Dhageyso: Xildhibaan Dalxa: “Dastuurkeena Madhigayo Hal Gobol iyo Bar in uu Maamul Goboleed Noqdo”
Jul 31, 2014Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaadacay heshiis shalay magaalada Muqdisho ay ku gaareen matalayaasha goballada K/Mudug iyo Galgaduud. Dalxa waxa uu sheegay in dastuurka uu ka fog yahay qorshaha maamul u... -
Madaxweynaha Somalia Oo Maanta Safar Ku Tagay Magaalada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo
Jul 31, 2014Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxay maanta safar aan horey loo sii shaacin ay ku taggeen Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo. Xasan Culusow iyo wafdigiisa oo diyaarad gaar ah ka... -
Dhageyso : Xildhibaan C/naasir Gaarane Oo Soo Dhaweeyey Dhismaha Maamul Goboleedka Cusub Ee Gobolada Dhexe
Jul 31, 2014Xildhibaan C/naasir Gaarane oo ka mid mudaneyaasha Baarlamaanka Federalka Soomaalia ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo maamulka cusub ee loo dhisayo gobolada dhexe gaar ahaan Galgaduud iyo K/Mudug. Mr. Gaarane ayaa sheegay in mashaakil dhanka maamulka oo... -
Afar ka tirsan Mooryaanta Habargidir Oo lagu dilay duleedka Ceelwareegow
Jul 30, 2014Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya In Afar kamid ah Mooryaanta Habargidir goordhow lagu dilay duleedka Ceelwareegoow halka Sedex kalana lagu dhaawacay. Mooryaanta la dilay labo kamid ah waxey ahaayeen Gaandhari iyo Darawal... -
Daawo Video: Wafdi ka Socda AMISOM oo Gaaray Magaalada Kismaayo.
Jul 30, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Heshiis Maamul loogu dhisayo Qeeb ka mid ah Mudug iyo Galaduud Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro”
Jul 30, 2014Munaasabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay gobolada Dhexe, Siyaasiyiin, mas’uuliyiin ka socotay QM, Midowga Yurub, Midowga Africa, Wasiiro ka tirsan Dowladda, Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli... -
Daawo Video: Waraysi Lala yeeshay Gudiga Qaban-qaabada Mudaharaadka Xasan Culusow ee Minnessota
Jul 30, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Sawirada Madaxweyne C/weli Gaas Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Arday da’yar ah
Jul 30, 2014Madxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shahaado sharafeed guddoonsiiyay 40,arday oo laga kala keenay gudaha dalka iyo Dibadiisa kuwaasi oo loo abuuray barnaamij isdhexgal bulsho. Barnaamijkaan Isdhexgalka da’yarta Puntland ee soo koraysa ayaa waxaa... -
Laba Ruux Oo Siyaabooyin kala gedisan loogu dilay Magaalada Muqdisho
Jul 30, 2014Laba Ruux ayaa waxaa siyaabooyin kala gedisan loogu kala dilay Degmooyinka Kaaraan iyo Dharkiinley ee Gobolka Banaadir, waxaana dilalka geystay laba askari oo Booliska ka wada tirsan. Askari ka tirsan Booliska Degmada Kaaraan, ayaa nin dhalinyaro... -
Daawo Video : Daanyeero Sarqaansan Oo Rabshado Ka Wado Wadooyin Waaweyn Oo Kenya Ku Yaalo
Jul 30, 2014Koox daanyeero ah ayaa dalka Kenya rabshado ka wada, mid ka mid ah waddooyinka waaweyn ee Kenya ayaa gaadiidka si wanaagsan ugu safri la’yihiin, waxaa lagu soo waramayaa in daanyeeradani la ay waraabiyey ama la cabsiiyey... -
Dhageyso: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia Oo Sheegay In Caasimada Somalia Laga Bedelaayo Muqdisho
Jul 30, 2014Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii ay u meel marin lahaayeen qorshe ah in caasimadda Somalia laga bedelo magaalada Muqdisho oo loo guuro... -
Maamul Goboleedka Jubba Oo Soo iibsaday Doonyo Dagaal Oo Xeebaha Lagu Ilaaliyo (Sawiro)
Jul 30, 2014Maamulka Jubbaland ee Somalia ayaa ku dhaqaaqay talaabo aan horay looga baranin maamuladii ka jiray Soomaliya 20 kii sano ee la soo dhaafay kadib markii maamulka Jubbaland uu soo iibsaday doomaha dagaalka ee xeebaha lagu ilaaliyo.... -
Dhageyso: Prof. Togane Saado Cali Warsame Dilkeeda Waxaa iska Kaashaday Xasan Culusow & Habargidir
Jul 29, 2014Prof Maxamuud siyaad Togane oo Wareysi siiyey Radio rajadoon oo aalaba ka hadla xaqaa’iqa ka jira Gayiga Soomaliya. Prof Togane ayaa ka hadlay dilkii Saado Cali Warsame isaga oo dilkaas ku eedeeyey in ay iska kaashadeen... -
Dhageyso: Waxgaradka Biimaal: “Guutada Afaraad Waxey dishay Labo Odey oo 80-Sano Jir ah iyagoo U hiilinaya Mooryaanta Habargidir”.
Jul 29, 2014Guutada Afaraad ee Katirsan waxa loogu yeero Ciidamada Dowlada ayaa waxey labo Odey oo Shacab ah ku dileen Deegaanka Saliini ee hoos taga Degmada Lambar Konton ee Gobolka Shabeelada hoose. Waxaa horey dagaalka toos ugu jiray... -
Dhageyso: Daba Dhilif Mardaadi Oo Qiraya In Mooryaanta Habargidir & Wixii la socday lagu Laayay No.50.
Jul 29, 2014Daba dhilif Abuukar Mardaadi oo ah Soomaalida kasoo Jeeda Waqooyi Bari Soomaaliya ee loo yaqaano Soomaali Sujuu ayaa Afka furtay kadib markii Ciidamada Deegaanka ay qaaden dagaal qorsheysan. Dagaaladan ayaa ka kala dhacay dhoor deegaan iyadoo... -
Dhageyso Gudoomiye C/laahi Waafow “Go’aankeena Waa In Labo Qof Si Xurnimo Ah Ay Ugu Noolaato Sh/hoose”
Jul 29, 2014Gudoomiyaha degmada Lambar50 ahna taliyaha ciidamada deegaanka ee ka howlgalo wadada xiriiriso Afgooye ilaa Marka Gen. C/laahi Waafow oo wareysi siiyey shabakada Markacadey.com ayaa ku goodiyey in dagaalada Sh/hoose ay socon doonaan ilaa mooryaanta Habargidir ee... -
Daawo Video: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Zeylici Oo Salaadda Ciidul Fidriga Kula Dukaday Shacabka Hargeysa
Jul 28, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Video : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Hambalyo U Diraya Shacabka Somaliland
Jul 28, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Gaas Oo Shacab Fara Badan Salaada Ciida Kula Dukaday Magaalada Garowe (Sawiro)
Jul 28, 2014Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciida Kumanaan Dadweyne ah . Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Madaxwayne ku xigeenka... -
Sidee Maanta Looga Ciiday Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose (Sawiro)
Jul 28, 2014Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Alshabaab iyo shacabka Baraawe ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaalo degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose si ay u dukadaan salaada Ciidul Fidriga. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Khilaafka U Dhexeeya Muungaab iyo Khaliif Ereg Oo Cirka isku shareeray
Jul 28, 2014Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo ifbaxaayay khilaaf u dhaxeeya Wasiirka amniga dowlada soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka banaadir Gen. muungaab, khilaafkan u dhaxeeya lawadaan mas’uul ayaa waxaa u salka ku haayaa sidiiloo sugi lahaa amaanka caasimada dalka,... -
Daawo Video: Ra’iisul Wasaaraha DFS Oo Shacabka ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidda
Jul 28, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Muungaab Oo Qarax Lagu Dili Lahaa Ka Badbaaday
Jul 27, 2014Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa caawa maqribkii waxaa qarax weyn lagula eegtay degmada Yaaqshiid Waqooy ee Magaalada Muqdisho. Gaari uu saarnaa Xasan Muungaab ayuu baabi’iyey qaraxa oo ka dhacay agagaarka Hoteel Lafweyne ee... -
Xog ku saabsan Hubkii maanta laga helay garaashaka cismaan caato.
Jul 27, 2014Ciidamada sida gaarka u tababaran ee loo yaqaan alfa group ayaa saakay waxa ay magaalada muqdisho kasameeyeen howlgal balaaran, howlgalkaan oo u uxoogiisu ka dhacay degmada hodan halka loo yaqaan seebiyaano, info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Isra’iil ayaa dhankeeda aqbashay Codsi kaga yimid Qaramada midoobay.
Jul 27, 2014Israel ayaa sheegtay inay aqbalayso codsigii uga yimi UN-ka ee lagu doonayay in xabbad joojin laga sameyo Qaza muddo gaareyso 24 saacadood si dadka duqeymaha ku wax yeeloobay loo gaarsiiyo gargaar bani aadanimo, info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Fannaan Caan Ah Oo Ku Baaqay In Caasimada Somalia Muqdisho Laga Bedelo Oo Magaalo Cusub Laga Dhigo Caasimad
Jul 27, 2014Fanaanka lagu magacaabo Xassan Maxammed Cabdiraxmaan ( Aar Maanta) ayaa ku baaqay in caasimada Soomaaliya Muqqdisho laga badalo loona badalo magaalo kale oo ka nadabgalyo wanaagsan. Fanaan Xasan “Aar Maanta” oo ah nin dhalinyaro ah kana... -
Dhageyso: Suldaan Cawer oo si kulul uga hadlay dilkii AUN. Saado Cali
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Video: Baroordiiq Loogu sameeyay Minneapolis Marxuumad Saado Cali Warsame
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Video: Qurba Joogta Koonfurta Soomaaliya Oo Hey’ado Caalami ah u gudbiyay dhibaatada Maleeshiyada Dowlada ka wado Sh.hoose & Hiiraan
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Video: Dhacdo Cajiib ah Wabi Biyihiisu Isu badaleen Midabka Dhiigga oo kale
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Maamulka Isbitaalka Daru-Shifa oo sheegay inay soo wadaan dhaqaatiir caalami ah
Jul 27, 2014Isbitaalka Daaru-Shifa oo ka mida Isbitaalada ugu howsha badan kuwooda ku yaal magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka ayaa fariin ay ku farxeen dad badan bulshada Soomaaliyeed u diray. Agaasimaha Isbitaalka Mudane Maxamed Cabaas, oo la hadlay... -
Daawo Video: Xeer Ilaaliyaha Qaranka ” Hadii Wasiirka Dastuurka uu Sharciga ku tumanayo yaa ilaalinaya Sharciga”?
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Video Gudoomiyaha Beelaha Direed ee Qaarada Yurub Oo ka digay dhibaatooyinka laga wado Deegaa…
Jul 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Xeer Ilaaliyiha Qaranka Cabdulqaadir Maxamed Muuse oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho
Jul 27, 2014Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday xog dad badani ka qarsoonayd taasoo ah in ay jiraan xubno ka tirsan dowladda oo dhabar-jab ku ah dastuurka KMG ee dalka u degsan iyo sharciyada... -
Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad kawada tirsan dowlada oo maanta ka dhacay duleedka dharkeenley.
Jul 26, 2014Duleedka degmada Dharkeenley ee gobolka banaadir waxaa manta ka dhacay dagaal xoogan oo dhax maray ciidamo kawada tirsan dowlada soomaaliya, dagaalkan Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday hal askari halka info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Wargelin Ku socota Akhristayaasha Shabakada Markacadey.com
Jul 26, 2014Shabakada Markcadey.com waxey ogeysiineysaa Akhristayasheeda sharafta leh ee kala socda Facebook-ga In ay ka guureen Facebook Page-ka Markanews.net oo ay u guureen Facebook Page-ka Markacadey.com. Akhristayaasheena qeebta Facebook Page-ka waxey nagala socon karan hada iyo wixii... -
Wasiirka Amniga DFS iyo Muungaab oo isku heysta booliska iyo nabad sugida gobolka banaadir.
Jul 26, 2014Wasiirka amniga dowlada federaalka soomaaliya khaliif ereg oo dhowaan loo magacaabay xilkaasi ayaa waxaa uu kulamo la qaatay madaxweynaha io ra’isulwasaaraha dalka isagoo ka codsaday in ciidanka booliska iyo nabad info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Dhaawacyadii laga keenay Degmada lambar Konton waxaa ku jiray Askar ka tirsan DFS
Jul 26, 2014Waxaa isa soo taraya khasaarahii saakay gaaray Mooryaanta ay soo direen Axmed Diiryie iyo Xaad, waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada deegaanka ee Maanta dagaalka ku qaaday qeybo badan oo ka mid ah Gobolka Shabeelada hosoe... -
Dagaalo Culus Oo Saakay dib uga qarxay Gobolka Shabeelada hoose
Jul 26, 2014Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeelada hoose ayaa sheegaya in dagaal uu ka qaraxay halkaasi, dagaalkan oo ahaa mid aad u culus ayaa waxaa uu ka dhacay deegaano badan oo tirsan gobolka shabeelada hoose. Deegaanada saakay ay... -
Daawo Video: Wax Garadka Magaalada Garoowe oo Sheegay In Si Gaar ah loo Beegsanayo Xildhibaanada kasoo Jeeda Puntland
Jul 25, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre Oo ka hadlay Dagaalada ka socda Gobolada Shabeelada hoose iyo Hiiraan.
Jul 25, 2014Siyaasiga Daahir Xaaji Boqorre ayaa aad u dhaliilay Dowlada Federaalka uu Xasan Culusow Madaxweynaha ka yahay, waxa uu tilmaamay in Xasan Sheekh uu bartilmaameed sanayo beel gaar ah oo ku dhaqan deegaanadooda. Mr. Daahir ayaa sidoo... -
Haweeney u dhalatay Dalka Jarmalka oo lagu dilay Magaalada Mombasa
Jul 25, 2014Kooxo Hubeysan ayaa xalay waxay Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya ku dileen haweeney u dhalatay dalka Jarmalka waxayna Sidoo kale dhaawaceen nin kale oo u dhashay Dalka Uganda, xilli ay maraayeen wado ka mid ah Magaalada... -
Muungaab oo markale dalbaday in la hooskeeno laamaha amaanka ee gobolka banaadir.
Jul 25, 2014Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa kasoo yeeray hadal u muuqanayey in maamulka gobolka uusan wax door ah ku lahayn sugida amniga Muqdisho. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Ra’iisul Wasaare C/wali “Dharka Ciidamada Mar dambe Cid kale ma adeegsan doonto”
Jul 25, 2014Raiisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed Maxamed lahadlayey warbaahinta dowlada ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan nidaam maalmo Gudahood Arintaasi looga hortagayo, hay’adaha Amnigana Qorshahaasi hada Gacanta ay ku hayaan. Sidoo kale Raiisul wasaaraha oo hadalkiisa... -
Minnesota : Dibadbax Balaaran Oo Looga Soo Horjeedo Booqashada Xasan Culusow Iyo Boorar Lagu Qoray Erayo Kulul ( Sawiro )
Jul 25, 2014Waxa isa soo taraya dadka ka qeyb qaadanayo mudaaharaadka loogaga soo horjeedo imaanshiyaha Xasan Sheekh taas oo hadda loo balansan yahay oo weliba dadka qaarkiis ay ka imaanayaan magaalooyin ka baxsan Minnesota. info@markacadey.com info@markanews.net info@markacadey.com... -
Dhageyso: Prof Saciid Samatar oo si kulul Uga Hadlay Dagaalada ka Socda Gobolka Shabeelada hoose
Jul 25, 2014Prof Saciid Samatar ayaa si kulul uga hadlay dagaalada sida xowliga ah ah uga socda gobolka Shabeelada Hoose ee u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Mooryaan kasoo duushay qeeybo ka mid ah Gobolada dhexe. Prof Samatar oo... -
Dhagayso: Waxgaradka Puntland oo ku Baaqay in la joojiyo Colaada Ka taagan Cabudwaaq
Jul 25, 2014Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, kaas oo qaboojintiisa xalay lagu guulaystay. Garaadku wuxuu sheegay in isimada Puntland ay ka xun yihiin collaada,... -
Daawo Sawirada Wiil 17-jir Oo Dhulka Laga Soo Dhigay 232 ILkood Oo Si Layaab Leh Afkiisa uga Soo Baxay “Subxanallah”.
Jul 24, 2014Dhakhaatiir ku takhasusay qaliinnada ilkaha oo ka hawlgala cisbitaalka JJ Hospital oo ku yaala Magaalada Mombai ee dalka Hindiya ayaa qalliin layaab leh oo 232 ilkood dhulka kasoo dhigay Ashik Gavai, oo ah wiil 17 Sano... -
Daawo Video: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka Qayb Galay Aaska Marxuumad Saado Cali Warsame.
Jul 24, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Madaxweyne Gaaz Oo DFS ugu baaqay in sharciga ay horkeento Cidii dishay Saado Cali Warsame
Jul 24, 2014Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaaz oo maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Dilkii Shalay loogeeystay Marxuumad Saado Cali Warsame oo ka tirsaneyd Baarlamaanka Soomaaliya. M/weyne C/wali Maxamed Cali Gaaz... -
Wafdigii dawlada ay u dirtay hiiraan oo maanta la kulmay waxgaradka dhinac kamid ah dhinacyada Dagaalamay
Jul 24, 2014Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa kulan la qqatay beel ka mid ah beelihii ku dagaalamay deegaanno ka tirsan gobalkaasi. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan... -
Marxuumad Saado Cali Warsame oo Maanta lagu aasay Muqdisho & Masuuliyiin ku dukaday Salaada Janaasada “Sawiro”
Jul 24, 2014Allaha u naxariistee xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeysan ay ku dileen magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu aasay isbitaalka Madina ee degmada Wadajir. Aaska marxuumadda waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane... -
Ururka Xamaas Oo diiday Xabad Joojin Ay La Galaan Israa’iil.
Jul 24, 2014Khalid Mishcal oo kamid ah mas’uuliyiinta ururka xamaas ayaa sheegay in aysan aqbali doonin xabbad joojin buuxda oo ay Israa’iil la galaan ilaa iyo inta marinka Gaza laga qaadayo xayiraadda muddada dheer saarneyd. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
3 Markab Oo Ay Somalia Leedahay Ayaa Maxkamad U Xukuntay Milkiyadooda Ganacsade U Dhashay Yemen
Jul 24, 2014Maxkamada ku taalo wadanka Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey sadex Markab oo Somalia leedahay nin ganacsade ah oo u dhashay isla dalka Yemen, maraakiibta lala wareegay ayaa waxaa iska lahaan jiray dowladdii dhexe ee... -
Dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho oo lagu eedeeyay ciidamada Booliska iyo Nabad sugida.
Jul 24, 2014Waxa mudooyinkii dambe magaaladda Muqdisho kusoo noqnoqdeen falal ka dhan ah amniga dalka waxaana inta badan sheegta mas’uuliyada falkaas ururka Alshabaab, iyadoo ay marwalba dhacda in kooxaha ku kaca falalka amni info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Afar Ruux Oo Lagu Soo Eedeyey Shabaabnimo Oo Xukun Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyey Muqdisho
Jul 24, 2014Afar dhalinyaro oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-Shabaab ayaa saaka maxkamad ciidan oo Muqdisho ku taalo waxa ay ku fulisay xukun dil toogasho ah. Barxadda Iskool Boliiziyo ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu toogtay...