Xulka Wararka
-
Gurmad la gaarsiyay qaxootiga ka imaanaya dalka Yeman
May 16, 2015Ugargaaridda qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman ka soo ququlayaa ayaa ah mid ahmiyad gaar ugu fadhiya dadka Soomaaliyeed waan mid loo baahanyahay in la sii laba jibaaro dal iyo dibadna looga soo gargaaro. Shacabka reer Bossaso... -
Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa dil..
May 16, 2015Maanta maxkamad ku taal dalka Masar waxay xukun dil ku xukuntay madaxweynihii hore Maxamed Mursi kaas oo ay mar dhow lagu xukumay labatan sano xarig ayaa lagu eedeeyay xabsi la jabsaday arintaas ayaa sabab logadhigay mar... -
Daladaha waxbarashada iyo Wasaaradda waxbarashada maxay isku heystaan?
May 16, 2015Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliyeeda waxaa la burburtay dhamaan nidaamkii waxbarasho iyoi shuruucyadii aasaasiga ahaa ee waxbarasho , waxaa hakad gelay adeegyadii wax barasho. Sidaasi darted waxaa si iskood ah isku xilqaamay... -
Mas’uul u hadlay maamulka Jubbaland oo sheegay…
May 16, 2015Afhayeenka maamulka jubba land ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan gudiyadii sadaxda ahaa ee ay xukumadda Soomaaliya soo magacowday kuwaas oo kala ahaa gudiga xuduudaha, gudiga doorashada iyo gudiga garsoorka , afhayeenka ayaa ku dooday in... -
Qormo: Dulmi aan Dhammaad Lahayn
May 15, 2015Intii ay jitay dowladii dhexe ee soomaaliy ee uu madax ka ahaa Maxamed Siyaad Barre waxay cadaalad darro baahsan ka jirtay lahaanshaha iyo qeybsiga kheeraadka dhul beereedka Gobolka shabeelada hoose oo mas,uul ka aheyd dowladii xiligaasi... -
Hadalka Xildhibaan C/laahi Goodax Barre ma mid waalibaa mise waa mid siyaasadeed?
May 14, 2015C/laahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Hiiraan haatana ka mid ah xildhibaanada ku sugann degamada beladweyni, kuna howlan maamul usameynta Gobolka Hiiraan ayaa waxuu sheegay in Hiiraan keligeeda ay maamul... -
Ugaas Warsame Muxuu Ka Yiri Qaabka Loo Dhisaayo Maamulada Gobolka Sh/Hoose.
May 14, 2015Ugaas Warsame Ugaaska beesha Wacdaan ayaa si kulul uga hadlay nidaamka loo maraayo dhismaha maamulada demooyinka iyo kan gobolka Ugaaska ayaa sheegay in ay tahay qaabka wax loo dhisaayo yaa u dhashay aysan ahayn yaa ku... -
Putland oo ka soo horjeesatay in ciidan Amisom ah la geeyo
May 14, 2015Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada putland ayaa waxaa lagu sheegay in Puutland si cad ugu soorjeedo ciidan Amisom ka tirsan oo la geeyo deegaanada ay ka taliso, warsaxaafeedkan ayaa wuxuu daba socdaa hadal uu dhuwaan danjire... -
Barlamaanka Somaaliya ma laga yabaa in ay mooshin ka keenaan qaadka laga keeno Kenya?
May 13, 2015Xildhibaan Maxamuud Maxamed Goodir oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa daboolka ka qaaday inay karkarinayan mooshin ka dhan ah qaadka laga keeno dalka Kenya. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Goodir, ayaa wuxuu balanqaaday in Baarlamaanka Somaliya... -
Maxaa ka so baxay shirkii Madaxweyni Shariif iyo Wasiirada ka soo jeeda G.Sh.hoose?
May 13, 2015Shir ka dhacay maanta degmada Afgooyi oo ay wada yeesheen Madaxweynaha KGS iyo Wasiirada ka soo jeeda gobolka Shabeelada hoose ayaa waxaa loogu hadlaayey sidii maamul loo dhisi lahaa degmooyinka laga xureeyey Al-shabaab , waxaa si... -
Salaadiin Ka soo Jeeda Gobolka Sh/hoose Oo Eedeeyey Maamulka Shariif Xasan
May 13, 2015Suldaan Ibraahim Cali Xaaji iyo Suldaan Buuwe Cabdulle Buuwe ayaa waxay wasiirka arimaha gudaha ee KGS ku eedeeyeen in la tashi la’aan uu ugu magacaabay Cali Nuur Gudoomiye ku xigeenka amniga Gobolka shabeelada hoose, iyaga oo... -
Cabasho ka timid beeralayda danyarta ah
May 13, 2015Roobabkii Gu’ga ayaa si wanaagsan uga da’in dhulka ku dhow dhow xeebaha gaar ahaan gobolka shabeelaha hooe dadkii xoolo dhaqatada ahaa ayaa waxay u hayaameen meelaha webiyada iyo dhulka loo yaqaan gelgesha ee ku teedsan inta... -
Doon Qaxooti Sido Oo Ku Soo Wajahan Magaalada Bosaso
May 13, 2015Waxa laga yaabaa in ay manta dekadda magalada Boosaaso ku soo xirato dooni sida dad qaxooti ah oo ka soo qaxay wadanka Yaman. Maamulka magalada Boosaaso ayaa sheegay in ay ku jiraan diyaar garow si ay... -
Gudoomiye Jawaari oo Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ka dalbaday in….
May 12, 2015Kulan ay manta wada qaateen Gudoomiyah Baarlamaanka iyo Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta ayaa Gudoomiyuhu Wasiirka ka dalbaday in la soo celiyo furaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee 252 oo warar qaar sheegayaan in laga isticmaalo meelo ka mid... -
Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyay Gobolka Shabeelada Hoose
May 12, 2015Waxey qeylo dhaan ka soo yeereysaa dadka ku nool Degmada Janaale iyo tuulooyika udhowdhow ka dib markii uu webiga fatahaad ba,an ku sameeyey, tuulooyinkaasi waxaa ka mid ah Biibo,Buulo jameeco,malable, siigaale bare. Dadaka ku nool tooliyinkani... -
Maxaa Ka Soo Baxay Shir Ay Maanta Wada Yeesheen Gudoomiye Waafow Iyo Taliye Maxamed Sheekh ?
May 11, 2015Gudoomiyaha Degmada Nabar Kontan Cabdullahi Waafow iyo taliyaha ciidamada deegaanka Maxamed Sheekh ayaa maanta waxay amar ku bixiyeen in dhammaan isbaarada taala inta u dhaxeysa tuulada Muure ilaa Shalambood la qaado maadaama ay Caqabad ku... -
Siyaasiyiin Iyo Odayaal Ku Qulqulaya Magaalada Baydhabo
May 10, 2015Maalmahan waxa magalada Baydhaba ku qulqulaayo odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Shabeelaha Hoose si ay ugu qeyb galaan dhismaha barlamaanka maamul goboleedka KGS. Qeybtii ugu dambeysay ee Odayaasha ka socda Sh.Hoose ayaa shalay gaaray... -
Yuu U Dhexeeyaa Dagaalka Ka Socda Qoryooley?
May 10, 2015Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa degmada Qoryoolay iyo agagaarkeea ka dhacayey dagaal u dhaxeeya ciidamo madani ah oo deegaanka leeyahay iyo ciidamada militiriga dowladda oo qaab beeleed ahaan u abaabulan. Dagaalkan ayaa wuxuu salka... -
Wasiirka beerah ee maamul goboleedka KGS iyo Hay ada FAO kulunkooda muxuu ku saabsanaa?
May 9, 2015kulan ay wadayeesheen shaalay wasiirka beerah kuunfur galbeed soomaaliya iyo hay ada Qaramada midoobey u qaabilsan xagga beeraha FAO xafiiskooda Muqdisho kana wada hadlay sidii sari loogu qaadi lahaa heerka wax soo saarka beeraha mar hadii... -
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dilay
May 9, 2015Xalay fiidkii waxa magalada kaalkacyo lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Putland, xidhibaankaas oo lagu magacaabi jiray Saciid Xusen Nur Wararka ay heleyso Markacadey.com, waxay sheegayaan in marxuumkaas lagu dhilay waqoyiga magalada Gaal Kacyo xilli... -
Dhageyso Buuni “Biimaal Sh/hoose Ayuu Culeys Ka Saaran Yahay Yuusan U Maleynin Axmed Madoobe, Waan Ku Filanahay Dhulkeena”
May 4, 2015Aqoonyahan C/hi Macallin Xasan Buuni oo ka mid ah aqoonyahaanada Beesha Biimaal ayaa fariin uu labo dhinac u kala diraayo soo gaarsiiyey shabakadda Markacadey.com. Labada dhinac ee fariintan ay ku socoto ayaa kala ah: Axmed Madoobe... -
Amiin Caamir Oo Sawir Qiimo Badan Ka Sameeyey Qolooyinka Damaca Waalan Ka Wado G/Banadir (Sawir)
Apr 26, 2015info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Sawiro Taariikhi Ah: Maxaad Ka Taqaanaa Magaalada Marka iyo Dadka Deggan?
Apr 13, 2015Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa taariikh kooban oo ka hadleyso magaalada Marka. Magaalada Marka waxay ka mid tahay magaalooyinka maamuuska weyn ku leh Somalia marka laga hadlaayo taariikhda degmooyinka Somalia, gaar ahaan dhaqdhaqaaqii looga hortagayey gumeystihii... -
Warbixin Kooban: Yaa Ku Dagaalamay Gobolka Sh/hoose Sadexdii Sano Ee La Soo Dhaafay (Sawiro)?
Apr 7, 2015Waxaa ka soo wareegatay 3 sano markii ciidamada AMISOM oo ay wehlinayeen maleeshiyo beeleed sheeganayo ciidamada qaranka Soomaaliya soo galeen gobolka Shabeelaha Hoose. Ujeedada maleeshiyo beeleedka aan u dhalanin Sh/hoose loo soo raacsiiyey AMISOM-ta Sh/hoose ayaa... -
Wasiir Ku Dhawaaqay In Wasaaradiisa Ay La Mid Tahay Barakacayaasha Muqdishu Ku Nool (Warbixin)
Apr 6, 2015Magaalaada Muqdishu waxaa ku yaalo xarumaha wasaaradahii dalka Soomaaliya uu lahaa oo dhan, waxaa hanti ma guurto ku lahaa dadka afka Soomaaliga ku hadlo oo dhan, burburkii dowladdii dhexe ee Somalia waxaa dhacday in wixii hanti... -
Sirdoonka Somaliland oo Xiray Tababare Ka yimid Muqdisho Oo Hawlo Qarsoodi Ah Ka Waday Hargeysa
Mar 22, 2015Tababare ka yimid magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Maxamed Faarax Cajab, iyo laba masuul oo ka tirsan xidhiidhka kubadda cagta ee Somaliland ayaa la xidhay kadib markii lagu eedeeyey inay Hargeysa ka abaabulayeen ciyaartooyo ay doonayeen... -
Dhegeyso Goos-gooska Barnaamij gaar ah wixi dhacay 23kii Maarso ee Sanadkii hore oo aan Dhawaan idin soo baahin doono.
Mar 16, 2015Waxaan dhawaan idin soo baahin doonaa hadii Alla awooda lihi laga helo Barnaamij gaara ah oo aan kaga hadli doonno dhacdadii xanuunka Badnayd 23kii Bishii Maarso ee sanadii aynu kasoo gudubnay ee 2014ka ka dhacday Duleedka... -
DULMIGA DAAHSOON: Nin Gurigiisa Muqdishu Lagu Haysto Oo Hadlaayo (VIDEO)
Mar 12, 2015info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Xog Uu Bixiyey Sakariye Xirsi Ayaa Sabab U Noqotay In 11 Sarkaal Loo Xiro Qaraxii Hotel SYL (Warbixin)
Mar 11, 2015Dowladda Muqdishu ayaa markii ugu horeysey xaqiijisey in ay xireen 11 sarkaal oo ka tirsan ciidamadooda kuwaasi oo lagu tuhunsanyahay in ay qeyb ka ahaayeen weerarkii Hotel SYL. Qaraxii Hotel SYL ayaa looga dan lahaa in... -
Dhageyso: Warbixin Uu Wariye Saalax Kalgacal Ka Soo Diyaariyey Deegaanada Xeebta Ah Ee Hoostaga Degmada Marka
Jan 18, 2015Wariye Saalax Kalgacal oo safar shaqo ah ku maray deegaanada xeebta ah ee u dhexeeyo magaalada Muqdishu iyo Marka ayaa wuxuu warbixntaan ka soo diyaariyey deegaano dhowr ah oo taariikh dheer ku leh halganka Somalia. ... -
Beesha Surre oo Ku baaqday In Xasan Culusoow La Horgeeyo Maxkamada Dambiyada Dagaalka ee Hague
Jan 2, 2015Waxgarad, Culumaa udiin, siyaasiyiin,iyo dhalinyaro ka soo jeeda beesha Surre oo kamid ah beelaha somaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanada Deefow iyo kabxanleey ee gobolka Hiiraan oo info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dagaaladda ka socda gobolka Sh.Hoose.
Dec 17, 2014Akhristayaasha sharaf leh ee Shabakadda markacadey.com waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan Dagaaladda Ka aloolsan gobolka shabeellada Hoose. Barnaamijkaan gaarka info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Yuu Noqonayaa Ra’iisul Wasaaraha Soo Socdo Ee Somalia? (Faallo)
Dec 7, 2014Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maalintii shalay ahayd u codeeyay in xukumadii Ra’iisul wasaare Cabdwiali Sheekh kalsoonida lagala laabto taas oo soo afjartay murankii iyo isqabqabsigii siyaasadeed ee bilihii u dambeeyay ka jiray Somalia. Haddii Ra’iisulwasaaraha... -
Xog: Odayaasha beesha Habar-Gidir oo codsaday in wadada loo furo si ay maleeshiyadooda ugala soo baxaan gobolka Sh.Hoose.
Nov 11, 2014Waxaa shalay magaalada muqdisho ka dhacay kulan aan horay loo shaacinin oo dhaxmaray waxgaradka beesha biimaal iyo kooxda dhulboobka kawado gobolka sh.hoose, ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ay heshay info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhagar Qabe Cali Cilmi oo ku howlan Bad-baadinta Swisso Kalmo oo Tareenka kasii dhacaysa.
Nov 11, 2014Cali Cilmi Sheekh-Doon oo ah madaxa Hay’ada ay ku midaysan yihiin dhagar qabayaasha duulaanka ku yimid Shabeelasda Hoose ee Swisso Kalmo ayaa ku howlan badbaadinta Hay’adaas, xilli aya fashilantay. Ina Sheekh-Doon ayaa wada heshiis beenaad uu... -
Xog: Khilaafka Xasan & C/wali oo faraha ka baxay, iyo Madaxtooyada oo ay ka bilaabatay qabashada CV-yada xubnaha doonaaya inay……..
Nov 10, 2014Ergayga Gaarka ah ee Dawladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya James McAnulty ayaa shalay booqasho ku tagay magaalada Muqdisho xilli khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Madaxweyne Xasan Iyo Nicholas Kay Oo Madaxa Isla Galay (Hadalo Kulul + Warsaxaafadeed)
Nov 3, 2014Hadalo kulul oo qaarkood maldahan ayaa saxaafadda la’isku mariyey, hadallo kulul oo fool-ka-fool ayaa la isku yiri, waxbana ma la isku reebanin kulan dhexmaray madaxweynaha iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Nicholas Kay. “Dalka anigaa... -
Daawo: Muuse Biixi oo ka taariikheeyay taageeradii ay SSNM siisay SNM waagi halganka.
Oct 27, 2014info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Inaad Fiirsato Taytal aadan lahayn Ma waxaad Ku Difaaci Kartaa Dhagar qabe Umada Dambi Ka galay.
Oct 19, 2014Sida aan Horay u baahinay waxa jira Calooshooda u shaqaysatayaal sheeganaya in ay kasoo jeedaan Shabeelada Hoose isla markaana fiirsanaya danahooda khaaska ah oo loo adeegsado inay ka dhax shaqeeyaan hagar daamada Biimaal ayaa hada waxa... -
Hay’ada SWISSO kalmo Oo ku hanjabtay inay waayi doonin Dhaqaalo ay ku bixiso Dagaalada Shabeelada Hoose.
Sep 29, 2014Shabakada MarkaCadey.com ayaa dhawaan waxa ay baahisay warbixin iyo macluumaad la xiriira cida sida tooska ah iyo sida dadban u fangaraysa Dagaalada lagu soo qaaday shabeelada Hoose taas oo qeexaysay in dhagar qabayaal umada ka qarsoonaa... -
Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka hadlay muuqaal laga duubay oo lasoo geliyay baraha internetka.
Sep 15, 2014Gudoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa jawaab ka bixiyey muuqaal maalmahaan ay saxaafada aad u hadal heysay, muuqaalkaas oo aad loogu baahiyay shabakadaha Internetka. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Ciidamo Cusub Oo Deegaanka ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Lambar Konton (Sawiro) .
Aug 13, 2014Saraakiil ka tirsan Ciidamada Deegaanka ayaa Tababar usoo xeray ciidamo Cusub Oo in Mudo ah Tababar ugu socday Xero ku taala Degmada Lambar kontan. Ciidamadan Cusub ee Deegaanka ah ayaa Tababarkooda waxaa uu kusoo beegmeya xili... -
Daawo:Fanaan Gaadaco iyo Feysal-Yare oo Hees u qaaday Nabad diidayaasha hawiye Xaad iyo Axmed-Diiriye.
Jun 29, 2014Nagala soo xiriir: Info@markacadey.com Info@markanews.net info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dowlada Itoobiya oo Ciidankoodu la wareegayaan amaanka Gobolada koonfur galbeed somaaliya.
Jun 27, 2014Warar rasmi ah oo Dublamaasiyadeed oo aan helnay ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya oo ka tirsam AMISOM ay la wareegayaan guud ahaan Amaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka dhacay deegaanka u dhaxeeya kabxanley yo Deefoow.
Jun 27, 2014Dagaalka maanta ka dhacay halka u dhaxeysa Degaanka Deefow iyo Kabxanley ayaa ahaa dagaal looga jawaabay dulmiga beesha Xawaadle ee ku soo duulay, gubeyna degaanka kabxanley dhamaadkii sannadkii info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Dhageyso: Faarax Cartan “Anigu waxay ila tahay in axmed diiriye iyo xasan xaad lasoo xiro”
Jun 27, 2014Faarax Yaasin Cartan oo kamid ahaa Musharaxiintii isku soo Taagay Xilka Madaxtinimadda Puntland 8 Janaayo 2014 ayaa caawa uu ka hadlay hadalada kasoo yeeraya shaqsiyaadka isku magacaaba info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Madaxweynaha koonfur galbeed oo ka hadlay dagaalka ay beelaha hawiye ka wadaan gobolka sh.hoose.
Jun 27, 2014Madaxweynaha maamulka seddexda gobal ee dowladda aqoonsiga ka helay ayaa ka hadlay xaaladda gobalka Shabeellaha Hoose. Wuxuu sheegay Maxamed Cabdinuur in Shabeellaha Hoose uu ka jiro maamulka Koonfur info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Deg-Deg: kooxo hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Buurta shirkadaha Isgaarsiinta ay ku leeyihiin degmada….
Apr 22, 2014Wararka naga soo gaaraya degmada marka ee xarunta gobolka sh.hoose ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen Buurta shrkadaha Isgaarsiinta ay ku leeyihiin degmada Mark info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Codsi: Madaxweyne Xasan Sheekh waa Inuu Iscasilo Si dagdag ah Si Soomaaliya Loo badbaadiyo
Apr 15, 2014Kadib markay soo baxday isla markaana isa soo tartay dhibaatada sii baaheysa ee umadda Soomaaliyeed iyo qarinimadii Soomaaliyeed ay kusii socoto waxaa lagama maarmaan ah iyadoo la tixgalinayo sharafta iyo karaamada shacabka Soomaaliyeed in aqoonyahanka, waxgaradka... -
Talada Dowladda Waa Tacab Qasaar Ee Aan Ka Tashano – By: Hussein Bashiir
Mar 19, 2014Sida aan la socono Toddobaadkii hore waxaa Magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia ku suganaa madaxweynaha Kenya Mr Jomo kenyatta isagoo wada hadal ku saabsan arrimaha soomaaliya layeelashay dhiggiisa Ethiopia. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Warbixin: Howl-galka ka soconaya Sh/hHoose, yaa mudan inuu Hugaamiyo marka laga reebo Ciidamada Amisom?
Mar 17, 2014Markacadey.com : Waxaa si wen loo hadal hayaa in qaar ka mid ah degmooyinka Goboka Sh.Hoose gaar ahaan Goobaha ay gacanta ku hayaan Xarakada AL-shabaab inuu ku wajahan yahay duulaan aad u xoogan.. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Maamulka Jubba oo godkiisa biyo ugu soo galeen iyo Ciidamada Barre Hiiraale ee Goobweyn oo gurmadkii ugu badnaa helay (Warbixin)
Mar 7, 2014Warar kala gedisan ayaa laga helayaa tirada ciidamadda ku sugan degaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo,ciidamadaasi oo daacad u ah qab-qable Barre Aadan Shire Hiiraale. Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegayo in tirada maleeshiyaadka Barre ay gaarayso kun(1000)... -
Somaliland: Khubaro baarayo Xasuuqii 1988 kii iyo Xabaalo Wadareed laga helay Gabiley iyo Arabsiyo(Sawiro)
Feb 22, 2014Markacadey.com : Khubaro Ajaaniib ah ayaa baaritaan kuwada Xasuuq lagu eedeeyay Dowladii Kacaanka Soomaaliya in ay ka geesatay Deegaanada Somaliland , Khubarada ayaana soo saaray godad lagu aasay dad la dilay. info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Agaasime yaasha Labada Idaacad DANAN iyo HAATUF oo Bartilmaameed sahlan u Noqday Tarsan iyo C/kariim Guuled
Feb 13, 2014Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxaa uu cambaareynayaa xariga sharci darrada ah ee lagula kacay agaasimayaasha idaacadaha madaxa bannaan eek ala ah Radio Danan iyo Radio info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Daawo Prof. A.I. Samater “Haddii Xasan Sheekh uu Dr. C/raxman Bayle uu Kartidiisa iyo Aqoontiisa Xil ugu dhiibayo, Muxuu Ra’isulwasare uga dhigi waaye?”
Feb 12, 2014Markacadey.com : Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay arimo fara badan oo Soomaalida ku saabsan Sida: Doorashadii Puntland ka dhacday iyo magacaabistii wasiirka Arimaha dibadda Somalia Dr. C/raxman Bayle oo uu ku sheegay Professorka in... -
Hub Xasuuq Kale Loogu Geysan Doono Shacabka Somalia oo SERBIA Laga Soo Iibinayo(Akhri Heshiiska)
Feb 10, 2014Markacadey.com : Wakiil ka socday dowladda Serbia ayaa todobaadkii dhamaaday booqasho ku tagay magaalada Muqdisho, Sababta ugu weyn ee safiirka Serbia u tagay xamar ayaa ahayd wadahadalo u socda labada dal(Somalia iyo Serbia) oo ku saabsan... -
Madaxweyne Xasan oo Qiray in Drs. Yussur Abraar ay Musuq-Maasuq Dartiisa isku Casishay(Financial Times)
Feb 8, 2014Markacadey.com : Gudoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Somalia Drs Yussur Abraar sababihii ay isu casishey waxa ay ku sheegtey in madax dowladda ka tirsan ay weydiisteen info@markacadey.com info@markanews.net...Read More -
Ciidamo ka baxay magaalada Marka oo Gurmad u ahaa Maamulka Degmada Jannaale oo ay AMISOM ka soo celisay Shalambood?
Feb 1, 2014Markacadey.com : Ciidamo gurmad ah oo ka ambabaxay magaalada MARKA oo ku sii jeeday degmada Jannaale ayaa dib ugu soo laabtay saldhigooda magaalada MARKA kadib markii ciidamada AMISOM info@markacadey.com info@markanews.net...Read More