Home / Wararka / Dhageyso: Gudoomiye C/llaahi Waafoow oo Ka Hadlay dhibaatooyin lagu hayo Shacabka Ku Safra inta U dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure

Dhageyso: Gudoomiye C/llaahi Waafoow oo Ka Hadlay dhibaatooyin lagu hayo Shacabka Ku Safra inta U dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure

Gudoomiyaha degmada Lambar Kontan Cabdulaahi Cali Axmed Waafow ayaa wuxa uu sheegay in Maleeshiyada Dowladda ay dhib ku hayaan shacabka ku safra inta u dhaxeysa Afgooye iyo Laanta Buure .

Mr. Waafoow ayaa sheegay in Maleeshiyada Dowlada ay Baabuur kala dageen Hooyo iyo Labo gabdhood ay dhashay kadibna ay Kufsi kula dhaqaaqeen, waxaa uu sheegay Maamada iyo gabdhaheed ay ka yimaadeen Magaalada Muqdisho.

Wuxuu dhaliil ujeediyay Wasaaradaha Amniga iyo Gudaha oo ka gaabiyay wax ka qabashada falalka ay geysanayaan maleeshiyaadka dowladda.

Gudoomiye Cabdullaahi Waafow ayaa sidoo kale ka hadlay halka ay ku danbeysay dadkii lagu laayay masjid ku yaala Deegaanka Muuri.

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

Comments are closed.

live webcam girls
Scroll To Top