Daawo Sawiro dheeraad ah Dusiga Tababarka Ciidamada ee Ceel Jaalle

Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa toddobaadkaan Gobolka Shabeellaha Hoose tababar Dufco uga bilaabay dhalinyaro Deegaanka ah, si loogu xoojiyo Ciidanka ka hawlgala Gobolka Shabeelada hoose.

Ciidamadaan oo rag iyo dumarba leh, ayaa waxaa lagu wadaa in ay xoojiyaan ammaanka Gobolka Shabeelada hoose, kana difaacaan gobolka Mooryaanta rabta in ay Isbaaro dhigtaan gudaha Gobolka Shabeelada hoose.

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Taliska Amisom, ayaa waxaa lagu sheegay Saraakiisha Amisom iyo kuwa deegaanka, in ay iska kaashanayaan tababarka la siinaayo dhalinyarada Gobolka.

Ceel jaale 2 Ceel jaale 1 Ceel jaale 4 Ceel jaale 5 ceel jale 3

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

1 Comment

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com