Home / Wararka / Maamulka Magaalada Marka oo ka mahad Celiyey Agab Milatri oo lsoo Gaarsiiyey Ciidamada ku jira Xerada Ceel-jaale(sawiro).

Maamulka Magaalada Marka oo ka mahad Celiyey Agab Milatri oo lsoo Gaarsiiyey Ciidamada ku jira Xerada Ceel-jaale(sawiro).

Gudoomiyaha Magaalada Marka Mudane Maxamed Cusmaan Cali yariisow  ayaa Saraakiisha Ciidamada Amisom ee Gobolka Shabeelada Hoose wax uu ka gudoomay Agab Milatari oo Amisom ay ugu tala gashay inya ku hormariso Ciidamada ku jira Xerada Tawabarka Ciidanka ee ku taala Duleedka Mgaalda Marka.

Munaasabada maaamulka uu ku gudoomay Agabka milatary ayaa waxaa kasoo kazoo qayb galay Odayaasha Deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee Bulsha kuwaasoo u hamuun qabay inay mar un arkaan Ciidamada Deeganka oo helay wax ka mid Qalabkii ay ku howlgali lahaayeen.

Gudoomiyaha degmada Marka ayaa Saraakiisha Amisom uga mahadceliyey Qalabka ay soo gaarsiiyeen Xerada Tawabarka Ciidanka oo ay ku jiraan ku dhawaad Afar boqol iyo konton {450} oo Askari qalabkaas oo ka koobnaa Teendhooyin iyo Dareeska Ciidamada kuwaa oo iminkadan loo carbinayao ianay Hantaan Amaanka Gobolka ayna dib usoo celiyan Sumcadii uu mar ku faani jaray Gobolka shabeelada Hoose.

Ciidamada oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho ayaa intii lagu sugna xerada waxa ay soo bandhigeen Qaabka ay u qaadanayeen tawabarka.

10

9

7

7

5

4

12

11

3

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

Scroll To Top