Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale oo ku geeriyooday Degmada Jamaame

Inaa-Li-Laahi waa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Markacadey.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha unaxariisto, Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale oo Maanta ku geeriyooday Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.

Sidoo kale Maamo Madiino Maxamed Cabdi Muuse oo Wakiil ka ah Reer Muuse Barrow iyo Reer Cali Guweyd waxey halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga diraysaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Abuukar Jimcaale gaar ahaan Wiilkiisa Mujaahid Xasan Xaaji Abuukar Jimcaale (Xasan Shiino) oo ka mid ah Saraakiisha Cidamada Deegaanka.

Marxuumka Waxaanu Ilaah uga baryeynaa in uu Qabrigiisa u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.

 

info@markacadey.com
info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

1 Comment

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com