Maleeshiyaad ku hayb ah Dagaal Oooge Qaafow ayaa werar kusoo qaaday Dagmada No50 ee Gobolka Shabeeada Hoose

Wararka hada naga soo gaaraya Degmada No50 ayaa sheegaya In Ciidamo ku hubeysan Gaadiid Dagaal ay weerar kusoo qaadeen No50.

Goob joogayaal la hadlay Markacadey.com yaa xaqiijinaya in maleeshiyadii weerarka soo qaaday ay halkaasi kala kulmeen iska cabin xoogan.

Weerarka oo noqday mid dhicisoobay ayaa lasoo sheegayaa in halkaasi kooxihii wax soo weeraray lagala wareegay saanad Milatari, qasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa lasoo wariyey in laba  ka mid ah Mooryaanta weerarka soo qaaday halkaasi looga Dilay halka mid ka mid ah mooryaanta nolosha looga qabtay isagoo bad qaba kooxda ku heebta ah Dagaal ooge Qaafow kaasoo iminka gacanta ugu jira, Ciidamada Deeganka oo lagu yaqaano Geesinimo ayaan wax qasaara halkaasi kasoo gaarin.

Waxaana halkaasi ka baxsaday kooxda Mooryaanta ee hoostaga Dagaal Ooge  Qaafow oo halkaasi kala kulmay Dhibaato badan kuna dhicisoobay weerarka lama filaanka ah ee ay soo qaadeen.

Wixii kusoo kordha waan idin soo gudbin doonaa.

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

11 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com