Daawo Video: Mid ka mid ah Odayashii Biimaal ee La dilay oo Cambaareyn kulul u jeedinaya Jeneral Qaafow intii uu noolaa

Odayaasha Beesha Biimaal ee maalmo ka hor la dilay Allaha u naxariistee waxa ay ahaayeen geesiyaal u istaagay in ay dadka ay matalaan ku difaacaan si nabad ah, waxa ay ahaayeen kuwo aan runta ka gaban ee cid walba oo dhibaato ku heysa dadka wajig ka saara.

Inkastoo ay dhamaantood kala liidan, haddana akhristow nala daawo mid ka mid ah Odayaashaas oo lagu magacaabo Cismaan Koombeeste oo cambaareyn kulul u jeedinaya Xukuumada Xasan Culusow,kana hadlaya dhibaatada ay Taliyaasha Ciidamada dowladda ku ahyaan dadka Sh.Hoose, gaar ahaan Jeneral Qaafow si aad u fahamto in Al-shabab aysan ka dambeyn dilka loo geystay ee ay ka dambeeyaan Kaaba-mooriyaanta Habargidir iyo kuwa madiidinka u ah ee ay ku adeegato sida Jeneral Qaafow.

 

 

info@markacadey.com
info@markanews.net

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

author

author

6 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com