Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun, Tacsi tiiraanyo leh.

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun..!!

Maamulka iyo howl wadeenada shabakada markacadey.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan reer xasan cali, geerida naxdinta lahayd ee ku timid

” Xaaji Cabdi Xaaji Maxaad Xasan”, oo maanta lagu aasay magaalada Moqadisho , Degmada Mediina.

  Waxaan si gaar ah, tacsi ugu direynanaa eheladii iyo carruurtii uu ka baxay marxuumka meel kastaa ay joogaan, waxaan gaar ahaan uga yacsiyadeyneynaa dhamaan ehelada iyo qaraabada uu marxuumka kabaxay oo kala ah: hooyo faadumo muudey cabdi, hooyo aamina xuseen, hooyo xabiibo , xaalima cabdi Maxaad, nuurto cabdi Maxaad, aamina cabdi Maxaad, maryan cabdi maxaad, abuukar cabdi maxaad, maxamed cabdi maxaad, abshir cabdi maxaad, cumar cabdi maxaad iyo inta kale ee la dhashey ..iyo dhamaan reer Xaaji Maxaad hasan, reer ismaaciil xasan, reer xaaji maxamed xasan meel kasta ay kala joogaan.

 Waxaan ilaah marxuumka uga baryeynaa inuu qabrigiisa u waasiciyo kuna manneysto jannatul Firdows al aclaa, annagana ilaahay ha naga siiyo Samir iyo Iimaan.. aamiin , aamiin.

Nagala soo xiriir:

Info@markacadey.com

Info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

4 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com