Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia C/risaaq Xaaji Xuseen oo Geeriyooday

Markacadey.com: Magaalada minneapolis ee Dalka Mareykanka  waxaa Xalay ku Geeriyooday Raisul wasaarhii hore ee  Soomaaliya Alle ha u naxaristee C/risaaq Xaaji Xuseen,waxaana waayihii danbe uu ku Xanuun sanayey wadanka Mareykanka.

C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa   dhashay 1924-tii ,waxaana uuna ku dhashay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug,waxaana , C/risaaq Xaaji Xuseen da’diisa waxay ahayd 90 sano jir.

Bahda shabakadda Markacadey.com waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa dhammaan caruurta, ehelada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen,  Waxaana u rajeyheena in Jannatul Fardowsa Alle ka waraabiyo, anagana gadaashiisa Ilaahey nama fitneeyo.

 

info@markacadey.com                                     info@marknews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com