Daawo: Gen. Gaafow oo Xoog ku heysta Guri ay leedahay Gabar Soomaaliyeed “Muuqaal Murugo leh”

Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Gen C/llaahi Gaafow ayaa xoog ku haysto Guri ay leedahay Gabar Soomaaliyed oo caruur u dhashay nin Talyaani ah oo diinta Muslimka haysta Sida lagu cadeeyay Muuqaalkan.

Sida lagu sheegay Muuqaal ay soo duubtay Gabadha Guriga iska leh Ifraax waxaa laga dheehan karaa murugo iyo calool xumo in qof sheeganaya Mas’uul Soomaaliyed xoog ku haysto Guri dad soomaaliyed leeyihiin isagoo Waa Gaafow u adeegsaday awooda uu hadda ku leeyahay dowlada dhexdeeda.

Ma ahan markii ugu horaysay Gen.  Gaafow oo xoog ku haysta guryo tira ahaan la sheego inay Lix gurri gaarayaan ayaa Laba sano ka hor laga saaray Gurri ay leeyihiin dad Soomaaliyeed oo ay daganayeen qoyskiisa.

 

 

info@markanews.net                                                                    info@markacadey.com

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

5 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com