Dhageyso Eng. Feysal Cali Waraabe: Ciidamada dowladda Xasan Sheekh iyagoo BEEL ah ayey ku duuleen Sh/hoose

Markacadey.com: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidamada dowladda Xasan Sheekh badigooda ka soo jeedaan hal beel oo ah beesha Hawiye isla markaasna ay khatar ku haayaan Soomaalida kale ee aan Hawiye ahayn.

“Dhaqaalaha  lagu soo qaado magaca Somalia ayaa lagu dhisay Ciidamo Hal beel ah isla markiiba waxay duulaan ku qaadeen UDUBLAND oo xaruntiisa tahay magaalada MARKA ee Sh/hoose oo dadkii lahaa dhulkaas ay joogaan” ayuu yiri Eng. Feysal Cali Waraabe.

Hadalka ka soo yeeray gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa  imaanayo xili ciidamada dowladda Xasan Sheekh oo qaab Hawiye ahaan u abaabulan ay weeraro is dabajoog ah ku haayeen degmooyin ka tirsan deegaanada beesha Biimaal ee gobolka Sh/hoose. Halkan hoose ka dhageyso qaybta uu kaga hadlay duulaanka dowladda Xasan Sheekh ku qaaday beesha Biimaal:

 

Halkan ka dhageyso

Khudbada Eng. Feysal Cali Waraabe oo dhameystiran oo dhinacyo badan kaga hadlay halkan hoose ka dhageyso

Halkan ka dhageyso

 

info@markacadey.com                            info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

17 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com