Dhageyso:-Beesha Ugu Weyn Ee Dagta Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Qaadacday Shirka Maamul U Sameynta Hiiraan&Sh/Dhexe+Sawiro

Beesha Shabeelle oo ah beesha labaad ee ugu tunka weyn gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegtay in xaqoodii la duudsiiyay kadib markii ay waayeen saami qeynsigii ay ku lahaayeen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo shabeelah Dhexe.

odayaasha ka soo jeeda beesha Shabeelle, oo shir-jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar oo ah halka ay fidsan tahay gogosha labadaasi gobal lagu mataaneynayo ayaa waxa ay muujiyeen  sida ay u baal marsiiyeen qoondadooda Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya Iyo Urur Gobaleydka Igad oo arintani galaan gal badan ku leh.

waxa ayna ku eedeeyeen in dhalin yaro in aan la ogeyn laga keenay ay u galiyeen shaatiga beelaha daga labadaasi gobal iyadoona aysan jirin cid si gaar u matasha beelaha Hiiraan Iyo Sh/Dhexe.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Odayaasha Beesha Shabeelle:-

Hoos Ka Eeg Sawirada:-

ishii 33-copy 33 44-copy 44 55-copy 55 777-copy 777 1111-copy 1111

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise