DEG DEG:-Banaan Bax Hadda Ka Soconaya Magaalada Muqdisho….

waxa xirmay isku socodka dadka shacabka ah iyo gaadiidka kaba wadada dheer ee xiriirisa isgoyska taleex ilaa nambar-4 kadib markii ay soo tubmeen wadadaasi dad aad u farabadan kuwaasoo sawaxanka codkooda ama hal ku dhigga ay ku banaan baxayaan laga wada maqlaya meelo badan.

waxa ayna kasoo horjeedaan ama banaan baxan uu ku saleysan yahay dhalin yaradii lagu xirxiray dalka hindiya ee xakunka dilka ah lagu riday.

hadaba dadka ayaa si nabdoon u muujinayeen sida ay uga xun yihiin go`aanka ay gaartay dowladda dalka hindiya waxeyna oranayeen doono meyno hindiya.

banaan baxaasi wixi ku soo kordha kala soco xamarmedia.com

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise