Dhageyso:-Adeegga Garsoor-ka Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo La Balaariyay..

Maamulka maxkamadda racfaanka ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa baahinaya adeegga garsoorka gobalkaasi iyadoo loo turayo shacabka danta yar ee aan awoodin in ay soo gaaraan xarumaha maxkamadda.

deegaanada ayaa waxaa kamid ah balcad,mahadaay iyo kuwo kaloo aad u farabadan hasa yeeshee ay dar dar ku socdaan howlaha maxkamadda ama shaqada.

sida uu sheegayo gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ee gobalka shabeelaha dhexe axmed xaaji ibraahim sayid

isagoona u waramay wariye Maxamed Axmed Xasan (Yuulka) waxa uuna sharaxaya deeganada iyo cidda ka kaalmeyneysa adeegan.

Hoos Ka Dhageyso Codka:-

Riix Hoos

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise