Daawo Sawirada Beerihii ay xooga ku heesteen Mooryaanta Habargidir oo xoog looga saaray

Kadib dagaalo cuslus oo dhexmaray Beesha Biimaal iyo Mooryaanta Habargidir ee kasoo duushay Gobolada dhexe ayaa xoog looga saaray Mooryaanta Habargidir dhul-beereedkii ay xooga ku heysteen.

Dagaaladu badankood waxa ay ka dhaceen degmada Janaale iyo deegaanada Busleey, Sagaaroole, Siigale bari, Aybuuteey Gumeysidiid iyo Ugunji waxaana gabi ahaan laga soo saaray Mooryaanta kasoo duushay Gobolada dhexe.

Dagaalkii ka dhacay deegaanka Busleey Daa’uud  ayaa lagu dilay Nin Mooryaan ahaa oo Magaciisa loo yaqiinay (Cir kuguur ) oo Horjooge u ahaa mooryaanta Habargidir oo heysatay Beeraha Beesha Biimaal ee ku yaala deegaanadaas uu Wabiga Shabeelle maro.

DSC00001 DSC00002 DSC00003 DSC00004 DSC00005 DSC00006 DSC00007 DSC00008 DSC00010 DSC00011 DSC00014 DSC00015 DSC00016 DSC00017 DSC00020 DSC00036 DSC00037 DSC00038 DSC00042 DSC00043 DSC00046 DSC00048 DSC00049 DSC00050 DSC00051 DSC00052 DSC00003 DSC00054 DSC00055 DSC00056 DSC00057DSC00113 DSC00112 

info@markanews.net                                  info@markacadey.com

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

14 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com