Daawo Sawirada banaabax lagu taageeraayo Ra’isul wasaaraha Cusub iyo Sanad guuradii 41-aad ee iskaashitooyinka‏ Gaadiidka oo lagu qabtay Marko

Banaanbax lagu taageerayo Ra’isul Wasaare C/weli Sheekh ayaa maanta ka dhacay Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeelada hoose.

Dadweyne aad u fara badan ayaa iskugu soo baxay Fagaaraha Xarunta Dowlada Hoose ee Magaalada Marko waxeyna aad usoo dhaweeyeen Magaacista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowlada Soomaaliya, banaanbaxa kadib waxaa Fagaaraha Dowlada Hoose ee Magaalada Marko hadalo ka Jeediyay Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cismaan Yariisoow iyo masuuliyeen kale.

Aminga Goobta banaanbaxa uu ka dhacayay waxaa aad u ilaalinayay Ciidamada Booliska ee deegaanka waxaana goobta ku sugnaa Taliyaha ciidanka Asluubta ee Magaalada Marko Col. Bashiir Xaaji iyo Saraakiil kale.

Dhinaca kale waxaa isla maanta Magaalada marko lagu qabtay Xuska Sanadguuradii 41-aad ee kasoo wareegatay Maalinkii la aasaayay Gudiga Iskaashatooyinka Gaadiidka.

DSC00138DSC00137DSC00135DSC00134DSC00133DSC00132DSC00129DSC00130DSC00128DSC00125DSC00121DSC00120DSC00119DSC00118DSC00116DSC00117DSC00114DSC00113DSC00112DSC00111DSC00110DSC00106DSC00105DSC00098DSC00097DSC00096DSC00095DSC00093DSC00104DSC00103DSC00102DSC00101DSC00100DSC00098DSC00099DSC00092DSC00091DSC00090DSC00136DSC00131DSC00122DSC00124DSC00123

 

 

info@markanews.net                                              info@markacadey.com

 

 

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

2 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com