Dhageyso: Dharaarihii Tilmaannaa ee Halganka Gobanimo Doonka Somaliland, Somalia iyo Djibouti (Barnaamij qiimo badan)

Markacadey.com : Maadaama sanadka 2013 uu ku dhamaanayo maanta oo Talaado ah, waxaan idin soo gudbineynaa barnaamij lagu magacaabo “Dharaarihii Tilmaannaa ee halganka Gobanimo Doonka “ oo uu diyaariyey wariyaha caanka ah C/Salaam Abuu-Hureyra ee ka howlgala Radio Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa. Hoos ka dhageyso barnaamijkan qiimaha badan oo soconayo  40 daqiiqo ah:

Halkan ka dhageyso

Somaliweyn

Source :Radio Hardhwanaag

 

info@markacadey.com                                    info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

markacadey

4 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com