Tacsi Tiiraanyo Leh, Inaa Lilaah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Xaajiyo Xaliima Axmed Oo Ku Geeriyootay

Annagoo ah Dhammaan dadka Birmingham UK ee Reer Marka Caddey, waxaan Tacsi Tiraanyo leh u direynaa Xaajiyo Xaliima Axmed oo ku geeriyootay magaalada London.

Waxaana u tacsiyeynaa Khadiija Yuusuf iyo Maxamed Yuusuf oo eeddadood Xaajiyo Xaliima ay London ku geeriyootay.

Maxamed Cumar Shaati
Cabdullaahi Gorbasheev.
Cabdullaahi Axmed Nuur.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise