TACSI: Faadumo C/qaadir Cali Mataan Oo Ku Geeriyootaya Boqortooyada

Madaxda iyo Howl wadeenada Shabkada Markacadey ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyootay Allah u Naxriistee Faadumo C/qaadir Cali Mataan Oo Ku Geeriyootay Boqortooyada Sacuudi Arabiya.

Waxaan leenahay allah u naxriisto, samir iyo Iimaanna Allah ka siiyo dhamaan asxaabta iyo qaraabada ay ka geeriyootay, janadii Fardowsa allah ka waraabiyo Aamiin inaalilaah wa’inaa ileehi raajicuun..

Marxuumad Faadumo Oo ku dhalatay Degmada Nambar 50 ayaa waayadii ugu dambeeyey Ku sugneyd Boqortooyada Sacuudiga, oo ugu dambeyn Saake Aroor hore ay ku geeriyootay.

Inaalilaah wa’inaa ileehi raajicuun.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise