ILMO HABREED AYEY AHAAYEEN ( TEYZE ÇOCUKLARIYDI )

Kuwani waa 2 Aabe ama waalidiinta kala dhalay laba askeri oo ilmo habreed ahaa (Teyze çocuklarının babaları )

Labada askeri oo ku geeriyoodey dagaalka udhaxeeya dowlada Turkiga iyo mucaaradka PKK iyagoo iska soo horjeeda mid mucaaradka PKK uu ahaa midina dowlada Turkeyga,

2dani askari baa waxaa lagu kala Aasey laba qabri oo isku dhow oo hal qubuuro kawada tirsan fogaan 15 meter isu jira halkaas oo ay ku wada kulmeen labada Aabe ee wiilasha kala dhalay iyagoo mesha ku kala gutey janaasoyinka labada wiil ee dhashey waxayna sheegeen kuna baaqeen iyagoo ooyaya iney doonayaan heshiis dowlada iyo mucaaradka dhexmara.

Aynı mezarlıkta defnedilen biri şehit, diğeri terörist teyze çocuklarının babaları, taziyeleri birlikte kabul ediyor.)

Dhacdadaan ayaa loo dhigey sida tan

“AABOOYINKA MID SHAHIIDEY IYO MID TERROR AHAA OO ISLA JOOGA JANAASADA WIILASHOOD” (Şehit ve terörist babaları ‘taziyede’ bir arada)

Midka dowlada ka tirsan ayey dhahaan shahiid kan ka soo horjeedadana argagaxiso Terror .

–hadii askari dowlada ka tirsan la dilo waxay dhahaan shahiid wixii ka soo horjeedana argagaxiso,

Annaga dagaalka somaliya ka jira ALSHABAB ayaa sheegta shahiidnimada hadii uu qof ka dhinto halka dowladana ay iska dhehdo intaasaa naga dhimatey ama ay qarsadaan.

Shah Shah1

WQ: ABDULLAH MUKTAR  ABUDI

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise