Dhagayso: Gudoomiyaha Degmada Marka oo ka hadlay Shir si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacay deegaanka Hareeriley.

Marka Cadey: Gudoomiyaha Degmada Marka ee dawlada fedaraalka soomaaliya Maxamed Cusmaan Yariisow  ayaa ka hadlay Shir si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacay deegaanka Hareerley ee Gobolka shabeelada hoose,

Shirkaan maanta ka dhacay Deegaanka Hareeley oo ay kasoo qeyb galeen Kumanaan ruux ah oo ka kala yimid degmooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka Shabeelada Hoose waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay Gudoomiye -yaasha Marko, Lambar Konton, Janaaale, Shalambood iyo Ceelwareegoow waxaana  Shirka ay uga hadlayeen nabad gelyada Gobolka iyo Taariikhda dagaaladii dhex maray Talyaaniga iyo Beesha Biimaal maa daama Deegaanka Hareerley uu ka mid ahaa Saldhigyada Beesha Biimaal ay ka duuli jireen waagii dagaalka ay kula jireen Gumeystihii Talyaaniga.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in la dhaqan geliyay in la qisaaso cidii wax disha  si ay fitnada u yaraato.

 

 

 

info@markanews.net

info@markacadey.com

info@markanews.net

About the author

Editor

Editor

9 Comments

Click here to post a comment

English Articles

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise

Dulmiga Xasan Sheekh Uu Ka Wado Sh/Hoose

Waxqabadkii AUN Maana Xaajow



Kaydka Markacadey.com