Ciidamada Uganda oo ka Cabanaya Mushahar La’aan (Muuqaal)

Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom gaar haan kuwa ka socda Dalka Uganda ayaa lasoo  sheegayaa inay ka cabanayaan Mushahar la’aan in muda ah soo jiitameysay.

Mudo gaareysa ilaa 9-bilood ayaa lagu soo waramayaa inaanay qaadan wax mushahar islamrakaan ay ku dagaalmayaan ay sugayaan..

Marka ay dhacaan weeraro khasaare lagu gaarsiiyo Ciidamada amisom ayaa waxa soo baxa cabashooyinkooda ku aadan mushahar la’aan, guno la’aan iyo wax la mid ah.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise