Daawo Sawirada Sida Shabaab ay kula wareegeen Degmada Kuntuwaarey

Dagaalyahaano ka tirsan Shabaab ayaa Maalinti jimcaha si buuxda ula wareegay gacan ku heynta Degmada Kurtunwaarey ee Gobolka Shabeelada hoose.

Ciidamada amisom ayaa isaga baxay Degmada ka dib markii ay soo wajahday cabsi ku aadan in ay la kulmaan weeraro lagu beegsanyaao xxarumahooda.

Mudo 12 ka dib ayaa dagaalyahaanada shabaab waxa usuuragshay inbilaa dagaal ay kusoo laabteen Degmad islamarkaana ay la kulmeen shacab wadooyinka soo dhoobtay.

Xarumahii uu ku shaqeen jiray Maamulka ayaa la arkaa inay dhex joogaan Dagaalyahaanada shabaab.

Kuntuwaarey

5

Kuntuwaarey115 Kuntuwaarey2 Kuntuwaarey3 Kuntuwaarey4 Kuntuwaarey5 Kuntuwaarey6 Kuntuwaarey7 Kuntuwaarey8

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise