Nabadoon Banduuqow “Niman Muqdisho ku Sugan ayaa Biimaal Siyaasadiisa Afdubtay”

Nabadoon Banduuqow Oo ka mid ah waxgaradka Beesha Biimaal ayaa weerar afka afka ah ku qaaday Odayaasha Muqdisho ee afduubtay siyaasada Biimaal.

Banduuqow ayaa sheegay in aanay jirin Siyaasiyiin iyo Odayaal ka hadlaya dhibaatooyinka ka jira Shabeelada hoose.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise