Taliyaha Ciidamada Amisom Oo Maanta Booqday Xerada Amisom ee Janaale

Taliyaha Ciidamada amisom General Jonathan Rono ayaa maanta booday xerada ciidamada janaale oo dhawaan weerarka lagu qaaday.

Booqashada taliyaha ayaa lagu sheegay in uu u kuurgalayey xaalada ay ku suganyihiin Ciidamada oo weli ku jira xerada si halkaasi ay uga difaacaan dagaalyahaanada shabaab.

General Jonathan Rono oo la hadlay markii halkaasi uu gaaray Ciidanka amisom ayaa ku booriyey in ay  sameeyaan feejignaan islamarkaana ay ka niyad jabin weerarada kaga imaanaya shabaab.

0b17052c

0f026427 5a469e50 8a61c1d5 17a59678 9959fa03 234812d6 1662291c 7695749a b3de482b e7d55969

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise