Daawo Muuqaaal Qaxootiga Doonaya Inay Gaaraan Qaarada Yurub Oo Isaga Umulaya Goobaha Lag raaco Tareenada Yurub

Shacabka ka cararay colaada ka jirta wadamada Carabta islamarkaana doonaya inay gaaraan wadamada qaarada Yurub ayaa ku sugan nolol cajiib badan oo aad ciriiri u ah.

Shacabka gaar ahaan Haweenka ayaa ku umulaya goobaha ay ku sugayaan tareenada u qaadaya qaadaya qaarada Yurub.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise