Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka qaybgalay Bandiga Carwada Milaano

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka qayb galay Bandhiga Carwada Milaano oo xalay lagu qabtay Dalka Talyaaniga.

Bandhiga ayaa lagu soo bandhigay Khudaarta Soomaalida ay caanka ku tahay iyo Suugaanta Soomaaliyeed oo lagu cabarayey muhiimada Khudrada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dheeraaday ka hadalka kheyraadka dalka yaala iyo sida loogu baahanyahay in la maalgashto isagoona dowladiisa ku tilmaamay in dadaal ugu jirto sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka dalka.

xasan-milano-1

xasan-milano-10

 

xasan-milano-2

xasan-milano-3 xasan-milano-4 xasan-milano-5 xasan-milano-6 xasan-milano-7 xasan-milano-8 xasan-milano-9

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise