Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamada Uganda Oo Booqday Xerada Degmada Janaale (Sawiro)

Taliayaha Ciidamada Uganda General Katumba wamala ayaa booqday xerada Ciidamada amisom ay ku leeyihiin Degmada Janaale ee Gobolka shabeelada hoose.

Booqashada Katumba wamala ee xerada janaale ayaa ka dambeysay ka dib markii safar deg deg uu ku yimid Soomaaliya si uu wax badan uga ogaado dhacdadii dhawaan lagu waxyeeleeyey ciidamada ku jiray xeradaasi.

Taliyaha ayaa bogaadiyey Ciidanka wuxuuna ugu baaqay inay la yimaadaan feejignaan dheeri si ay uga hortagaan weeraro kale oo lagu soo qaado.

Wuxuu u sheegay inay iska iloobaan weerarkii talaadaddii islamarkaana ay muujiyaan inay difaacayaan dal afrikaan ah oo uga baahan inay nabad ka dhaliyaan.

Wamal Wamal1 Wamal2 Wamal3 Wamal4 Wamal5 Wamal12 Wamala8 Wamala9 wamla 11

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise