Muwaadiniin Suudaan ah Oo adeegsaday Basaboorka Soomaaliya si ay ugu Biiraan Daacish

 

Gabdho-Sudan-ISISSaxaafada Dalka Suudaan ayaa si weyn u qoreysay gabdho u dhashay Suudaan oo adeegsadaybaasaboorka Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda daacish.

Gabdhaha oo gaaraya ilaa afar ayaa laba ka mid ah ay ahaayeen walaalo waxaana ay ka duuleen Garoon diyaaradeed oo ku yaala Suudaan waxay Transit kusii mareen magaalada Sharjah ee imaaraadka Carabta ka hor intii aysan diyaarad kale usii raacin dalka Turkiga.

Safaarada Soomaaliya ee Khartuum ayaa shalay soo saartay war ay ku beenineyso in Baasaboorka Soomaaliya loo adeegsaday safar loogu biirayo kooda Daacsih, waxaana safiirka uu tilmaamay in helista Baasboorka uu ka mid yahay waxyaabah ugu adag ee aduunka laga helo.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise