Shiinaha Oo Maanta U dabaal Degaya 70 sano ka hor guushii ay ka gaareen Jabaan (Sawiro)

Ciidamada Dalka Shiinaha ayaa maanta u dabaal degaya 70 sano guuradii kasoo wareegatay markii ay ku guuleysteen dagaalkii labaad ee aduunka oo ay la galeen dalka Jabaan.

In ka badan 12, 000 oo Milateri ah, diyaarado gaaray ilaa 200, taangiyo iyo gantaalaha ay isticmaalaan ciidamada Shiinaha ayaa lagu soo bandhigay fagaaraha dabaal dega uu ka dhacayo oo lagu magacaabo Tiananmen ee magaalada Beijing.

Madaxweynaha Shiinaha ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada qalabka sida oo ay wehlinayaan saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada dalkaasi ayaa ka qayb galay munaasabada lagu soo bandhigayo dabaadega guusha Milateri ee ay gaareen mudo haatan laga joogo 70 sano.

Spectators wait in hope of catching a glimpse of a parade commemorating the 70th anniversary of Japan's surrender during World War II in Beijing, Thursday, Sept. 3, 2015. The spectacle involved more than 12,000 troops, 500 pieces of military hardware and 200 aircraft of various types, but the parade route itself was off-limits to the vast majority of Beijing's citizens. (AP Photo/Mark Schiefelbein)

shiine 2

siine 1

Shiinaha-2

Shiinaha-3

Chinese President Xi Jinping is displayed on a screen as Type 99A2 Chinese battle tanks take part in a parade commemorating the 70th anniversary of Japan's surrender during World War II held in front of Tiananmen Gate in Beijing, Thursday, Sept. 3, 2015. (AP Photo/Ng Han Guan)

Shiinaha-5 Shiinaha-6

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise