Dhegeyso R/wasaare Cumar “qof Subaxdii kusoo toosya wax dil adna halagu dilo Cid wax ka qaban karta Malahan”

R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo ka hadlayey weerarada Shabaabku ay ku qaadayaan xarumaha dowlada ayaa sheegay in wax badan aan laga qaban karin shakhsi nafsadiisa haligaya.

Waxaa uu sheegay in qof subaxdii kusoo toosaya wax dil adna halagu dilo in aan waxba laga qaban karin.

“Qof markuu soo tooso leh wax salfo adna halagu dilo wax laga qaban karo maleh laakiin in la xakameeyo waaye” ayuu yiri r/wasaare Cumar.

Waxaan aad u bogaadinayaa Ciidamada amaanka, sababtoo ah aduunka wuxuu arkaa dhacdo ama laba dhacdo oo markii mudo la joogo dhacda laakiin maalin kasta waxa la fashilinayaa intaasoo dhacdo” ayaa hadalkisa uu sii raaciyey r/wasaaraha Soomaaliya.

dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise