Dowladda Imaaraatka Carabta(UAE) Oo Aqoonsatay Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland

Iyadoo aan weli si rasmi ah aan loo aqoonsanin Jamhuuriyadda Soomaaliland ayaa haddana diblomaasiyiin reer Somaliland ah waxay ku guuleysteen in Baasaboorka Somaliland lagu galo dalal waaweyn oo aduunka ku yaalo.

Dowladda Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa ah dowladdii ugu dambeysay ee muwaadiniinta reer Somaliland u ogolaatay inay Fiiso u saarto Baasaboorka Somaliland.


Liiska dowladaha ee lagu gali karo Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland oo hadda ay ku soo biirtay Imaaraatka Carabta ayaa sidan ah:
South Africa (Koonfur Afrika)
South Sudan (Koonfurta Sudan)
Ethiopia (Itoobiya)
Djibouti (Jabuuti)
Kenya
Belgium (Bijam)
United Kingdom (Ingiriiska)
France (Faransiiska)
UAE (Imaaraatka)
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya ka go’day sanadkii 1991-dii, Somaliland waxaa dhowr jeer ka qabsoomay doorashooyin Dimuqradi ah oo soo jiitay indhaha Caalamka.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise