Arday Badan Oo ka soo jeeda Degmada Marka Ayaa ka soo qalin jebiyay Jaamacada Camuud ee Boorama(Sawiro)

Arday badan oo ka soo jeeda Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan degmada Marka oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal ayaa ka soo qalin jebiyay Jaamacada  Camuud ee kutaala Gobalka Awdal Somaliland Boorama,kuwaas oo soo dhameystay kuliyado kala duwan Sida Kuliyada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ,kuliyada Ganacsiga iyo dhaqaalaha,kuliyada Cafimaadka,Kuliyada Enginering ,waxaa ayna dhameysteen Heerka BACHELOR DEGREE .

Bulshada ku dhaqan Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo dhaweeyay, aadna ugu faraxsan dhalinyaradaan soo qalin jebisay.

Ma ahan markii ugu horeysay arday ka soo jeeda Degmada Marka Ay ka soo qalin jebiyaan jaamacadaha ku yaala somaaliland,Waxaa sidoo kale jiray arday badan oo iyagana ka soo qalin jebiya jaamacaha kuyaala Gudaha dalka iyo dibadiisa .

20150826_07150011

20150826_075851 20150826_080022

20150826_110848

20150826_110918

20150826_112046

 

20150826_113033

20150826_114229

 

20150827_154436

20150827_154740

20150827_155111

20150827_15595120150826_113340

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise