Muwaadiniin Soomaali ah Oo Maxkamad Lagu soo Taagayo Mareekanka

Dhalanyaro la tuhunsanyahay inay ku biiri rabeen kooxda Daacish ayaa lagu wadaa in Maxkamad lagu soo taago Dalka Mareekanka Maanta oo arbaca ah.

Dhalanyaradan oo gaareysa ilaa 7 dhalin yaro oo laga qabtay Garoon diyaaradeed ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka

Xeer ilaaliyaha difaaca ee Mareekanka ayaa ragan ku tilmaamay kuwoo ay ka go’need inay ku biiraan dagaalyahaaada Daacish ee ka dagaalama Suuriya iyo Ciraaq.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise