Xildhibaan C/hi Abshirow Oo Saxaafada u aqriyey Mooshin Cusub oo ay U Gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka

Xillibaan C/hi Cumar Awyare Abshirow ayaa saxaafada u soo bandhigay Mooshin cusub oo ay u gudbiyeen gudoonka Baarlamaanka.

Mooshinkan ayuu ku sheegay in uu yahay mid looga soo horjeedo Mooshinkii dhawaan laga gudbiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise