Dadka Muslimiinta ee Ku Nool Dalka Cupa oo aan Heysan Goobo ay Ku Cibaadeystaan (Video)

Dalka Cupa oo ku yaala qaarada America ayaa waxa ku nool dad Muslimiin oo tira yar kuwaas oo aan heysan goobo ay ku cibaadeystaan.

Dadkan Muslimiinta oo aad u tira yar ayaa isugu taga hal Guri si ay ugu tukadaan Salaadaha Waajibka ayna isku baraan Diinta Islaamka.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise