Indha qarshe Oo Amar Ku Bixiyey In La Baneeyo Isbitaalka Martiini

Indha qarshe oo ku magacaaban Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa amar ku bixiyey in si deg deg ah Isbitaalka Martiini looga saaro Ciidamada Naafada Xooga.

Afahayeenka Ciidanka Naafada ku jirta Isbitaal Martiini Cabdi Mahad ayaa sheegay in Indha qarshe uu soo diray askar ka tirsan Milateriga islamarkaana uu amray in laga saarao halka ay gabaadsanayaan.

Ciidamada Naafada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhaawacmay Dagaal dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Ethopia kaas oo lagu xoreynayey dhulka soomaaliyeed ee Ogaadeeniya oo ay xoog ku heysato Dowlada Ethopia.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise