Daawo Gudoomiyaha Jaaliyada Beesha Biimaal ee Sacuudi Arabiya Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlaya Arimo Fara badan

Gudoomiyaha Jaaliyada Boqortooyada Sacuudi arabiya Aweys Macalin Mocow ayaa qabtay Shir jaraa’id oo uu kaga hadlaayo arimo fara badan.

Gudoomiye Aweys ayaa ugu horeyn hambalyo u diray Halgamayaasha deegaanka oo gumaca la hortaagan Cadowga soo duulay, iyo hogaanka deegaanka.

Waxaa uu ku bogaadiyey inay sii wadaan halganka ay kaga soo horjeedaan gumeystaha magaca dowladeed iyo mid maamulba kusoo duulaan tagaya.

Gudoomiye Aweys ayaa eedeyn kulul usoo jeediyey Wasiirada ku fashilmay hormarinta deegaanka.

Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyn soo hadal qaaday xariga lagula kacay Nabadoon Maxamed Abuukar Tima guduud.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise