Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo imaanshaha Shariif xasan iyo Maxamed xasan Fiqi oo ka socda Marka iyo Ceel jaale

Bananbax weyn oo hada ka socdo Marka iyo ceeljeele banana baxayaasha ayaa ka careeysay imaanshaha Madaxwenaha  Iyo wasiiro uu Ka mid yahay Maxamed xasan Fiqi iyo wasiiro kale ,dad badan ayaa isugu soo baxay fagaarayaal ku yaala marka iyo Ceel jaale .

Dadka ayaa Ku dhaqawaaqayay, doonimeeyno Shariif sakiin doonimeeyno Fiqi ,banaanbaxa ayaa bilawday markii diyaarad Helo kabtar ah oo siday Shariifka iyo Wasiiro Fiqi ay soo caga dhigatay Garoonka Ceel jaale ,shacabka deegaanka shabeelaha hoose ayaan  kalsooni buuxda ku qabin Shariifka iyo Maxamed xasan Fiqi .

Wasiir fiqi iyo Maclin bare ayaa waxaa lagu xasuustaa Kaalintii ay ku lahaayeen ,sharciyeenta mooryaan Cali Nuure siyaad, iyo in ay iibsadeen Jagada Xogheeyaha Dowlada hoose ,oo ay ka iibiyeen Mooryaan Mahad indha cade oo ah mooryaan xasuuq ba,an ka geystay gobalka shabeelaha hoose,  Kuna abtirsada Beesha Dhulboobka ah ee Habargidir.

La soco warkeen soo socada

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise