Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo Tababar Ciidan Loo Soo Xeray (Sawiro)

Ciidamo ka tirsan Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa loosoo xiray tababar ciidan oo ka socday Xerada Tababarka Ciidanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.

Tababarka Ciidanka ayaa waxa bixinayey saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo inta badan bixiya tabarada Ciidanka.

Wasaarada Difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka loogu talagalay inay wax ka bedelaan goobaha lagula dagaalamayo Shabaab.

ss1

ss2 ss3 ss4 ss5 ss6 ss7 ss8

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise