Safarkii Madaxweynaha Koonfur galbeed uu ku imaanlahaa Ceeljaale Oo Dib U Dhac Uu Ku Yimid

Waxaa maanta lagu waday in Madaxweynaha Maamulka koonfur galbee iyo wafdi ka tirsan maamulkiisa ay soo gaaraan deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka.

War hada nasoo gaaray ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka baaqsaday safarkiisa, waxaana odayaasha iyo maamulka lagu sii wargeliyey in safraka uu dib u dhac ku yimid.

Lama sheegin sababta ka dambeysa inuu safarka baaqdo.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise