Garoonka Diyaarada Baardheere Oo Sanado Ka Dib Furmay (Sawiro)

Garoonka Diyaaradaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa dib u gurmay, waxaana kasoo degetay Diyaaradii ugu horeysay oo sida dad rakaab ah taas oo kasoo duushay Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho.

Garoonkan ayaa in ka badan 10 sano ah aan shaqeynin waxaana intaasi degmada Maamulayey Xarakada Shabaab.

DSC08266-640x399 DSC08267-640x399 DSC08268-640x399

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise