Xiisado Colaadeed Oo Laga Soo Sheegayo Gobolada Dhexe

Wararka ka imaanaya Gobolada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in xiisado colaadeed ay kasoo cusboonaadeen inta u dhaxeysa Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Xisaada ayaa ka dhalatay ka dib markii Malleeshiyada Ahlusunna la magac baxday ay xabsiga u taxaabeen dad ay kala degeen gaari marayey deegaanka mareerguur oo kasoo amba baxay degmada Cadaado ka dibna xabsiga u taxaabay.

Maleeshiyada Ahlusuna ayaa arintaas ku tilmaantay inay kaga jawaabayaan Xariga Cadaado loogu geystay Madaxweyne ku xigeenkooda oo ku nira xabsi.

Warar ayaa sheegaya in dhaqa dhaqaaq Ciidan ay sameenayaan Maleeshiyo ka amar qaata Maamulka C/kariin Xuseen Guuleed iyo kuwa Ururka Ahlusunna islamarkaana laga cabsi qabo in uu dhaco dagaal labada dhinac ah.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise