Maxaaba haray 50% iyo 80% Hadii Shabeelada hoose Laga kala Sheegto (Video)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka fedaraalka ee Soomaaliya ayaa ku goodiyey in waxba aanu ka socon doonin Maamulka koonfur galbeed hadii aan la siin saamigii ay ku lahaayeen sedaxda gobol ee maamulkaas uu ka arimiyo.

Xillibaanadan ayaa sheegay inay boqolkiiba 50 ay ka degaan shabeelada hoose ayna u baahanyihiin in lasiiyo xaqa ay sheegeen oo ay ku leeyihiin Maamulka Shariif Xasan.

Sida Muuqata Gobolka Shabeelada hoose ayaa noqday goob ay cid kasta sheegato iyadoo ay yaabanyihiin Beelaha Digil iyo Biilaal oo deegaanka xaq u leh, waxaa horey u jiray in beelo dhul balaarsi ah ay sheeganayeen in 75% ay degaan shabeelada hoose.

Waa yaabka yaabkiis.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise