Nin Hubeysan Oo Weerar Ku qaaday Tareenka Nooca Dheereeya ah (Sawiro)

Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday tareen u kala goosha  Magaalooyinka Paris iyo Amsterdam.

Laba nin oo ka tirsanaa rakaabka Tareenka saarnaa islamarkaana ka mid ahaa askar faxsax ku jooga Faransiiska ayaa ku guuleystay inay weerarka fashiliyaan, iyagoona sidaoo kale ku guuleystay inay gacanta ku dhaigaan ninka dhalanyarada ah ee weeraray tareenka.

Labada nin ee rakaabka ka mid ahaa oo ka shakisnaa dhaq dhaqaaqa ninka hubeysan ayaa si deg deg ah u fashiliyey, waxaana markii dambe uu furay rasaas taas oo ay ku dhaawacmeen ilaa seddax qof oo rakaabka ka mid ahaa.

Ninka Weerarka laga fashiliyey ayaa gacanta loo geliyey Ciidamada la dagaalanka argagaxisada oo hada ku wada baaritaano.

tare_2 tare_4 tare_5 tare_6 tare_7 tare_8

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise