Qarax Xoogan Oo Ka dhacay Magaalada Kismaayo

War hada naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax xoogan goor dhow uu ka dhacay Xero Ciidan.

Qaraxa oo ilaa hada aan la ogeyn noociisa ayaa lala beegsaday xero ay ku jireen Ciidan tabar uu u socday islamarkaana feel ku jiray.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Kismaayo, waxaana jira sida wararku tilmaamayaan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidanka Feelka ku jiray oo ka tirsanaa kuwa maamulka jubba.

Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonnaa

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise