Faarax Sheekh C/qaadir “In Waqtigan Xiisada Dalka laga Abuuro Waa ayaan Daro”

Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka fedaraalka laguna tiriyo shakhsi si weyn uga agdhow Madaxweyanaha Dowlada fedaraalka ayaa ka hadlay Mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Faarax ayaa sheegay in markii ugu horeysay ay ahayn in Mooshin laga keeno Madaxweyne Soomaaliyeed taariikhdana laga helaayo Mooshin laga keenay Madaxweyne haya talada dalka.

Waxaa uu sheegay in aan lagu muransanaeen kow iyo laba hase ahaatee laysweydiinayo xiisada ka dhalankarta Mooshiinkan, waxa uu tilmaamay inay ugu muhiimsantahay in lays weydiiyo munaasab ahaanshah xilligan in Mooshin la keeno.

Waxa uu eeda saaray Xillibaanada Baarlamaanka oo sheegay inay leeyihiin eeda Mooshinkan, isagoo meesha ka saaray in Beesha Caalamka ay ku lug leeyihiin xiisadaha siyaasadeed ee hada Muqdisho ka jira.

 

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise