Dhegeyso Suldaan Tre piano oo Ka Warbixinaya Raashiin Gargaar oo la Dhacay

Cabdi Cali Abuukar Tre piano oo ka mid ah Waxgaradka Beesha Biimaal ayaa ka hadlay raashiin gar gaar oo loogu talagaly shabeelada hoose oo la leexsday.

Suldaanka ayaa ku eedeeyey dad kala duwan oo sida uu sheegay ka macaasha dhiiga dadka inay leexsadeen raashiinkan.

Dhegeyso.

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise