Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federalka Oo Gaaray Degmada Baardheerre (Sawiro)

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federalka Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hogaaminaayo  ayaa gaaray degmada Baardheere oo maalmo ka hor ay la wareegeen ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa dowladda Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM.

Soo dhaweynta wasiirka waxaa ka qayb qaatay Saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baardheere iyo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Cabdulaahi Sh Ismaaciil Farataag).

1 2 3 4

Toos U Dhageyso Radio Danan

Qubanaha Markacadey.com

Suldaanka Beesha Biimaal Suldaan Axmedey Suldaan Maxamed Suldaan Cali Ciise